Wax ka qabashada hore - ku bilow ciyaarta iyo wada xiriirka

Carruurta qaarkood waxay daryeelaan horumarintooda bulsheed iyaga naftooda xiriir la sameeya oo la falgala dadka waaweyn. Kuwa kale maaha sida dabiiciga ah bulsho ahaan sidaa darteedna waxay leeyihiin fursado yar oo ay kaga qayb galaan ciyaarta iyo wada xiriirka. Halkan waxaa ku urursan macluumaad faa iido leh, tilmaamo iyo fikrado loogu talagalay inay ka caawiyaan ilmahaagu inuu wax bilaabo.

La xiriir

Boggan waxaa sameeyay Qeybta Caafimaadka iyo Baxnaaninta ee Degmada Uppsala. Macluumaadka waxaa loogu talagalay qof kasta oo raadinaya tilmaamo ku saabsan sida loogu dhiirrigeliyo carruurta inay ka qaybgalaan ciyaarta iyo wada xiriirka. 

Si aad ula xiriirto qofka mas'uulka ka ah waxa ku qoran bogga, u soo dir email: habiliteringen@regionuppsala.se